Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo Arrimo muhiim ah kawada hadlay (Sawirro)

Wasiirka arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya mudane, Abshir Cumar  Huruus, oo ku sugan magaalada New Yourk ee dalka Mareykanka ayaa wada kulamo kala duwan uu la qaadanayo qaar kamid ah madaxda ka qeyb galeysay shirka Qaramada Midoobay. Wasiir Haruuse ayaa kulan gaar ah la qaatay wasiirka arrimaha dibadda ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Itoobiya, Demeke … Continue reading Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo Arrimo muhiim ah kawada hadlay (Sawirro)